![]() |
||
|
|
Muxaadaro
Heeso
Tahniyadaha Sawiro
Gabayo
Tacsiyadaha
Cayaaraha
Mareykanka
oo qirtay in ay ka qeyb qaadan doonaan howl galada ay dowladda ku qabsaneyso
Muqdisho.
Muqdisho,cisaleey,10.Mar.2010
Dowlada Mareykanka ayaa markii ugu horeysay
qirtay in ay ka qey bgali doon-to howlgalo ay dowladda
Soomaaliya ku dooneyso in ay ku qabsato Magaalada Muqdisho ee
xarunta dalka Soomaaliya.
Generaal Ward si rasmi ah uma cadeyn inta ay la egtahay taageerada ay siinay-
aan dowladda, laakin wuxuu qiray in Mareykanku uu ku lug yeelan doono gaar ahaan taagee-rada dhinaca milateriga ah oo uu ku caawin doono ciidamada dowladda.
Waxaa uu rajo ka muujiyay xaalada dalka Soomaaliya gaar ahaan
Muqdisho in ay ku soo laa-ban doonto habkii lagu yaqaanay muddo 20-sano hada
laga joogo, waxaase uu ka gaabsaday in howl galkaas mid ciidamadooda si toos uga
qeyb qaadanayaan.
Ha moogaanin cisaleey.com saacad walbo
|
|
|
|
||