![]() |
||
|
|
Muxaadaro
Heeso
Tahniyadaha Sawiro
Gabayo
Tacsiyadaha
Cayaaraha
Wasiiru
dowlaha gaashaandhiga oo ku eed-eeyay Al-Shabaab in ay ka dambeeyeen dil-kii
Barre Cali Barre.
Muqdisho,cisaleey,10.Mar.2010
Wasiiru dowlaha arrimaha gaashaandhi-ga dowladda
Soomaaliya Shiikh Yuusuf Indhacade ayaa ugu baaqay Ururka
Xiz-bul Islaam in ay ku soo biiraan dowlad-da, isla markaana ay
dagaal kala horta-gaan Kooxda Al-Shabaab, isagoo sheeg-ay in
Xizbiga ay ku socoto sheekadii da-bigii cadaa iyo kii gaduudnaa.
"War hadaad aheydeen Murtadkii berri anaguna aan aheyn kuwii
maanta, maanta nala mid ayaa tihiin, aan nimankaas meel uga soo wada jeesano oo
aan la dagaalano kuwa diinta ka soo horjeeda"ayuu yiri Indhacade.
Ha moogaanin cisaleey.com saacad walbo
|
|
|
|
||