![]() |
||
|
|
Muxaadaro
Heeso
Tahniyadaha Sawiro
Gabayo
Tacsiyadaha
Cayaaraha
Dagaalo
iyo duqeymo saaka ka bilowday deegaanada Waqooy-iga Muqdisho.
Muqdisho,cisaleey,10.Mar.2010
Dagaalo u dhaxeeyay ciidamada dowla-dda iyo
kooxaha ka soo horjeeda ayaa waabarigii saaka ka bilowday qeybo
ka mid ah magaalada Muqdisho, iyadoo da-gaaladan ay muddo ka
badan labo saac-adood si xowli uga socdaan aagaga la isku hor
fadhiyo.
Dagaalada ayaa xoogooda ka socda Hot-
elkii Global, Isbartiibada Conis Stadium iyo agagaarka Kawaankii Malayga ee degmada C/cas-iis, waxaana la maqlayaa hugunka madaafiicda ay is dhaafsanayaan labada dhinac.
Inkastoo inta badan dadkii ku dhaqnaa xaafadahaas ay beri hore ka
bara baxeen, ayaa hada-na waxaa jira dad fara ku tiris ah oo guryahooda
ilaashanaya, waxaana dadkaas soo sheega-yaan in dagaalka si ba'an u socda.
Ha moogaanin cisaleey.com saacad walbo
|
|
|
|
||