Copyright 2007 cisaleey.com,disegned by Abukar Mohamed Abukar (webmaster@cisaleey.com)

                                                               Hambalyo Aroos

 

Muqdisho,Cisaleey,30.Dec.09:Dhamaan Jaaliyada Denmark gaar ahaan amgaalada Århus waxaa aay Habalyo iyo Bogaadin u dirayaan Arooska iyo Aroosada kala ah  Boqorka Maxamed Deeq Maxamud Maxamed yuusuf & Boqorada Sahra Saneey Faarax oo 25-Dec-09 mahaerkooda ka dhacay Wadanka Sweden gaar ahaan magaalada Gothenberg.

 

Jaaliyada Soomaaliyeed ee Århus ayaa waxaa aay Arooska iyo Aroosada aay leeyihiin noqda kuwii isku nagaado oo Illaah ubad qayr qabo kala  siiyoo Aamiin Aamiin..

 

Sidoo kale Waxaa hambalyo taa la mid ah diraayo Maamulaha www.cisaleey.com Abukar Maxamamed Abuukar iyo Xaaskiisa Fartuun Maxamed Faarah waxaa aayna idin leeyihii-n noqda kuwii bash bash iyo barwaaqo kuwada noolaado. Aamiin Aamiin.

 

Waxaa Hamalyada Diraayo:

 

Daahir Ibraahim Waasuge( Daahir Yaaqshiid)

Xasan Cumar Xuseen

C/laahi Maxamed Maxmuud

Dr:Axmed Maxamed Maxamuud( Axmed Warsheekh)

Nimco C/raxmaan Maxamed Abukar

Muxudiin Xasan Cali Saaqle.

Daa'uud Xuseen Axmed Cidangale.
Axmed Cumar Maxamud.
Muxudiin Xaaji Cabdi.
Maxamed Xaaji Maxamud Celiyow.
Cabdulraxmaan Xasan Lixaati
Sucdi Maxamed Abuukar
Cumar Maxamed Abuukar





 

 

 

 


 


 

 

 

 

Xafiiska wararka cisaleey ee Muqdisho

    cisaleeynews@hotmail.com