Sheeko dhexmartay dhaliyarada kacdoonka iyo hogaamiye kooxee-dkii Jowhar Max'ed dhe-ere Dhagayso.

      Riix Halkaan

 

Nuur cadde Barnaam-

ijka Falanqeynta

 

Faarax macalin
Wareysi BBC ka  qaaday

 

Dalka waa la heystaa oo dowladi kama jirto

 

Benazir Bhutto 1953-2007

 

 

Cadde gabow oo cambaareeyay xasuuqii ka dhacay Nuqdisho

 

Dhegeyso Gefkii Geeddi iyo jawaabihii la siiyey, Xasuuqii Qabridahare & Fooljeex

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Copyright � 2003 CompanyName.com Copyright 2007 cisaleey.com,disegned by Abukar Mohamed Abukar (webmaster@cisaleey.com)

   Waqtiga Salaada

                                                     Hees Wadani (Gusha iyagaa leh)

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Xafiiska wararka cisaleey ee Muqdisho

cisaleeynews@hotmail.com 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

     Dhageyso

Nuur Cadde

Banaanbaxii Norweyn 30.Apr.08

             Somali links

  • Shaaciye
  • Radio FS

             Somali Radio

   

 18:00  Fiidnimo

  

14:00   Galabnimo

   

 11:00  Aroornimo

              BBC Somali 

Xaglo Laaban Xoolo Kuma Yimaadaa....

Cisaleey:25.Juli.08..Waxaa marna loo dulqaadan karain in sheikh shariif lagu tilmaamo qaa-in wadan iwm waxaan is laheeyn in sheekha uu yahay nin wadani ah diiday ciidamada Ethiopia iyo huwanta la socto haddii Maquuste laga soo soke mariyo sheekha shariif xagee wadanimada ku jirtaa, yaa qaa-in wadan ah labadaa nin,suaashaa ayaan jeclahay in aan kaga hadlo qoraalkaan inkastoo loo baahan yahay in la qaato meesha xaqa uu ku jiro.

 

 

 

 

 

 

 

Waxaa wax laga naxa ah markii Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi hadaladii uu la soo istaagay Radiyaasha ee ahaa:“Dadka Soomaaliyeed waa is xoreynayaan, Hadde Somalida labo nin iyo sedex nin oo ka tagtay kama joojineyso halganka xoreynta”“Ninba maalin ayuu tareenka ka dhacayaa, Ninkii isku dhiibo gaalo iyo cadowga, isaga ayay jirtaa, anaga waa noo socdaan shirarkeena iyo howlaheena” maantase waxaa hubaal ah in uu Zakariye ka dhacay Tareenkii gumeeysi diidka caqliga u saaxiibka ah.

 

Sida oo kale Garyare waxaa uusan ka xishoon in shirkii Sanca waxii ka soo baxay uu ka dhigo baadil inta badane eey isku raacin in la wado wada hadalada,waxaa wax laga xishoodo ah in la dhaho xilkii ayaan ka qaadeeynaa sheekh shariif waxaana magacaabeeynaa gudoomiye cusub,sow kaaf iyo kale dheeri maaha waxa socda,Garyare waxaa uu ka mid ahaa  xubnaha Somali Diaspara ee dalka Swedenwaxaauu noqday Garyere ninka kaliya ee jooga Asmara xiligaan halka inta xubnaha degenaa Sweden eey tageen Jabuuti ayaga oo soo qaaday aragtida  Somali Diaspara ee dalka Sweden aadna ugu faraxsanaa heshiiska iyo in wada hadalka ka bilowday Jabuuti,waxaad moodaa in uusan ku fikir noqon ragii eey halganka ku wada jireen,Suaasha mudan in leeys-weeydiiyo waxaa eey tahay ma inta badan ayaa qaldan mise inta yar,aragtida lagu kala duwan yahay iyada oo la xalin karo ma qumana in la abuuro naceeyb,kala fogaansho iyo in rajo danbe oo isku soo noqosho ah meesha laga saaray,kooxda Asmara waxaa eey abuureen naceeyb iyo qilaaf aan dib leeyskugu soo noqon,miyaa la iloobay in dalka cadow haysto maxaan ku diidnaa haddii sheikh shariif uu aaminsan yahay:

 

1)      Heshiis lama gelin cadowga Ethiopia waxaana naga dhaxeeya dagaal.

 

2)      Hubkeena waan haysanaa dagaalkana waa soconaya inta ciida Somalia eey joogaan gumeeysiga  Ethiopia.

 

3)      Gacana waxaan ku raadineeynaa nabada gacana waxaan ku haysanaa qoriga

 

4)      Haddii UN ka iyo quwadaha awooda badan rabaan in laga hadlo ciidamada Ethiopia qaabkii looga saari lahaa dalka somalia xiligaan maxaa lagu diidan yahay.

 

5)      Sheekh Shariif waxaa uu u saxiixay heshiiska ayaa waxaa lagu macneeyaa.

 

A)    UN ka USA iyo Yurub shaxda eey soo ban dhigeen waxaa uu ahaa,ciidamada Ethiopia waxaa eey dalka Somalia ku sugan yihiin ilaa 1 sanno iyo 7 bilood cid ka hadashay gumaadka ma jiro basle waxaa eey islahaayeen Ethiopia si nabad ah ayeey u xasilin doontaa Somalia ee ha laga war-sugo,taasi waxaa ka shifay xoogaga Somalia qaasatan xoogaga dib u xoreeynta iyo Al-shabaab in Somalia eeyan xasilin Karin Ethiopia balse somaliada eeyan marna qaadan karin gumeeysi madow ee Ethiopia,sidaas darted UN ka ,USA,Yurub waxaa eey xiligaan garwaaqsadeen in laga hadlo dhibka  Akhristow haddii aanan laga hadlin sow laga aamusi maayo gumaadka Ethiopia eey ku sii wado shacbka Somalia,suaasha waxaa ey tahay ma ka wada hadalnaa Ethiopia mise waan ka aamusnaa …….maxaa quman ???????????????????

 

 

Ragii muqaawamada ahaa ee Somalia ka yimid ee uu hogaaminayay Suulaleey iyo wafdigii uu hogaaminaayay Dr.Cumar Iimaan iyo kooxdii Jabuuti ka yimid waxaa quman in eeyan noqon kuwa kala garan waaya meesha xalka uu ku jiro,wallow aan filaayo in inta ugu badan eey joogaan dalka Jabuuti,waxaan dhihi lahaa kala garta meesha Somalia eey joogto xiligaan iyo meesha eey soo martay,yaanan la iloobin wallaaltinimada xag walba,waayo waxaad moodaa in raga qaar eeyan rajo ka qabin in leeysku soo noqdo,lana midowi karo mar-labaad,dharka in leeyska dhigo oo lagu hadaaqo wax walba waa laga fiican yahay waxaa quman in wax leeysku reebto rajana la muujiyo. Xaglo laaban xoolo kuma yimaadaan.cidna lama hadleeyno waa laga fiican yahay waxaa quman in aad aduunka ka gadi kartaa waxa aad rabto,haddii kale cidna kuma oga in eey wax kuu beec yihiin. .Alow sahal umuuraha.

 

Dr.Ali.A.Hirabe 

 

Hirabe_a@hotmail.com

video

                                     Warlord Next Door

     Warlord Next Door