|
Booyadan oo aheyd mid biyo u dhaamin jirtay Ciidamada Cadowga ah ee Ethiopia ee fariisinka ku leh Xerada Janta Kundishe ayaa saaka la sheegay in gabi ahaanba lagu bur buriyay qaraxa Miinada oo aheyd kuwa dhulka lagu aaso.
Dadka rayidka ee ku dhaawacmay ayaa la sheegay in aay ahaayeen labo qofood oo Dumar ah oo dhaawa-coodu la dhigay Isbitaalka Magaalada B/weyne,waxaana ay saraakiisha caafimaadka sheegeen in mid ka mid ah labadaasi Ruux i ay xaaladeeda tahay mid liidata. |