|
Ugaas abuukar ugaas cabdule
cismaan axmed mataaan (cismaandheere)
cabdiraxiin hilowle galayr
cabdiraxmaan cabdulaahi dubad
cabdi xuseen cabdi
siciid maxamed cabdule
dalmar cali maxamed
maxamed cali xaaji
maxamed cilmi maalin
Dr cabdulaahi yuusuf cawir
Dr cabdulaahi macalin
cabdulaahi guray eybaker
cabduqaadir cismaan shakale
maxamed kaarshe belel
axmed maxamed weheliye(axmed cade)
axmed maalin hilowle
cali xasan jimcaale
maxamed siidow bashiir
maxamed xassan
abshir cali garaare
aways maxamed amiin
xasan cabduqaadir (naaji)
maxamed cali (geelqaad)
cabaas maxamed siciid (gentelman)
ismaaciil maxamed jimcaale
xaaji maxamed abuu
abuukar boob
maxamed abshir socdaal
haaruun muxyadiin hilowle
cali maxamed calasoow (calicuud)
cabdulaahi cabdi gacal
abuukar cali qalaaye
cabdiqaadir cali sheikh
cabduraxmaan salad maxud majo
xasan maxamed cumar (xasan madax)
cabdikariin garuun(cirro)
W/D C H. GALAYR
Jaaliyada Mudulood ee Danmark oo tacsi tiiraanyo u diraayo umadda Soomaaliyeed iyo dhamaan caruurtii iyo qaraabadii u ka tegay Maclin Nuur Maxamed Siyaad.
Anagoo ah jaaliyadda Mudulood ee Danmark ayaa waxaa halkaan tacsi ugu dir-aynaa umadda somaliyeed iyo dhamaan caruurtii iyo qaraabadii u ka tegay Maclin Nuur Maxamed Siy-aad oo ah qof aan qalbigeyna ka go'i doonin oo an kusoo xasuusan doono howsha uu qabtey Diinta Isl-aamka iyo gacan qabshadii umadda soomaliyeed ee ka diinbaratey, waxaan illah ugu rajeynanaa inuu ka waraabiyo Jannan Fardowsa.
Geerada waa xaq, cid walbana maalinteeda ayay sugaysaa, waxaase la qeybsanaynaa umadda Soom-aaliyed, gaar ahaan Culumaa’udiinka soomaaliyed geerada ku timid Macalin Nuur Maxamed Siyaad oo dad fara badan macalin u ahaa oo uu wax soo baray, iyadoo aynu ku xusuusan doono faafinta diinta is-laamka oo Macalinka si weyn uga qeyb qaatay.
Macalin Nuur ayaa ka mid ahaa dadka aadka looga qadariyo Soomaaliya, isagoo soo waxbaray boqolaal arday oo haatan macalimiin sii ah, isagoo wax barida quraanka bilaabay sanadkii 1944-tii,waxaana uu Dugsiyo Qur'aan oo aad u badan ka dhisay magaaada Muqdisho iyo qaar ka mid ah Gobolada Dalka.
INAA LILLAAHI WAA INAA ILEYHI RAAJICUUN ( TACSI QARAN)
Cirku soo ma dumin, waayoo geeridu waa haq, ha yeeshee Caalim culus ayaa dhuuntay, waxaa taariikhdu markey aheyd Oktoober 28 th, 2009 magaalada Nairobi ee wadanka Kenya ku geeriyooday allaha u naxariistee Macallimkii Macallimiinta Soomaaliyeed Marxuun Macallim Nuur Maxamed Siyaad. Marxuunka waxaa ka diin qaadey macalli-miin aan halkaan tiradooda lagu soo koobi kareyn, sidaas awgeed, dhammaan Jaaliyada So-omaliyeed ee ku dhaqan waqooyiga Ameerika, gaar ahaan Jaaliyada Mudulood waxay tacsi tiiraanyo badan oo ah heer qaran u diraa-yaan dhammaan culumaa'udiinka Soomaliyeed, xertii ka diin qaaday, qaranka Soomaliyeed, qoyskii iyo qaraabaddii uu ka geeriyooday marxuunkaan oo ahay macallimka macallimiinta Soomaliyeed, waxaana Ilahay looga baryayaa in uu marxuunka ka waraabiyo janatul fardowsa, qaranka Soomaaliyeedna ka siiyo samir iyo iimaan. Aamiin Aamiin Aamiin.
Waxaa tacsi gaar ahaaneed diraaya dadka magacyadoodu hoos ku tixin yihiin oo kala ah:- 1. Xildhibaan Mohamoud Ghedi Aw Hilowle 2. Gen. Osman Sheikh ( Badmeceeye) 3. Eng. Abdulqadir Aden Abdulle Osman ( Aden Adde) 4. Dr. Mohamed Ali Nur 5. Dr. Ibrahim Macow Osman ( Ghandi) 6. Dayib Mohamoud Sheikh Ahmed 7. Mohamed Haji ( Bangaariya) 8. Osman Mohamed Sheikh 9. Islaw Ahmed Islaw 10. Abdulle Hassan Nurrow 11. Mas'ud Sheikh Amir 11. Haji Hussein Jimale ( Adde) 13. Omar Yusuf ( dahab-shiil) 14. Sheikh Ali Hussein 15. Sheikh Hassan Ali Alassow 16. Sheikh Abdullahi Hassan 17. Sheikh Ali Hilowle 18. Sheikh Mohamoud Jaysani 19. Macallim Ahmed Halane 20. Macallim Ahmed ( Baraale) 21. Macallim Isse Sh. ( Faradheere) 22. Macallim Mohamed Ali ( Qoorey) 23. Macallim Abdirahman ( Laangare) 24. Macallim Mohamed 25. Eng. A/qadir Omar Ahmed ( Shig-shigow) 26. A/llahi Haji Omar 27. A/llahi M. Haji 28. A/llahi Ali Alasow 29. Salah Mohamed 30. Dahir Siyad M. Damey 31. Sakaria A/llahi Ga'al 32. A/llahi Kirbag 33. Shukri Tohow 34. Wariye Mukhtar Katiitow 35. Ceydid Hassan Ali 36. Ahmed noor Elmi Rubax 37. Bashiir Haji Iimaan 38. Ali Moallim muse 39. Mohamoud Mohamed ( Gerre) 40. Muhudin Hassan Jimale 41. Mohamed Hasan ( Gacamey) 42. Ahmed Dhac-dhaco 43. Mohamed Osman ( Suumeeye) 44. Abbas Maxaad 45. Islaw Asad Islaw 46. Hassan (Gremany) 47. Deeqow Yare 48. Osman Leete 49. Mohamed Omar Karani 50. Adeer Hasan Omar 51. Ahmed Hassan Omar 52. Ahmeddey Askari 53. Musadaq Sheikh Saa'id 54. Hussein Jamleyste 55. Fawsiya Ahmed M. Sheikh 56. Madina Mohamed Adan 57. Dahabo Hadaafow 58. Khamarey Ali Haji 59. Sahro Macallim 60. Hawo Haji Unsheeye Beerey 61. Ahmeddey Maxamed Omar 62. Ali Baraf 63. Ilmo Ali Mugumbe 64. Sheikh Muse Sheikh 65. Haji Hassan Nurrow 66. Hussein Gaamiir 67. Abdullahi Muhudiin 68. Ali Muhudin M. Wehelie 69. Ahmed Mohamed Farah 70. iyo Dhammaan qurba joogta Mudulood. N.B. Insha'allaahi maalmaha soo socda waxaa la soo bandhigidoonaa taariikh nololeedkii marxuunka oo kooban ee kala soco websidyada kale duwan. Q. R. Ahmed Mohamed Farah ( Ahmed Shutul) Mohamedo20006@yahoo.com Rochester, MN.
Inaa Lillaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuu Tacsi Loo diraayo Macalin Nuur Ma-xamed Siyaad.
Annagoo kala ah saraakiisha iyo ikhiyaarta hoos ku qoran waxaa tacsi heer qaran ah u direynaa Alla ha u naxariistee Macallin Nuur oo ka mid ahaa culummada ugu waaweyn caankana ka ahaa gayiga Soomaaliya gaar ahaan koofurta oo dhan.
Anagoo aad iyo uga tiiraanyoonay geerida naxdinta leh haddana xaqqa ah ilaahey waxaan ka rajeyney-naain uu nax-ariistiisa janno ka waraabiyo,Eheladii,qooskii,qaraabadii,assaxaabtiisii,culumadii taqaanay, xertiisii iyo Soomaaliyoo dhanna alla ha ka samar siiyo.
Waxaana Tacsida diraayo dadka Hoos ku xusan;
S/guuto cabdiraxmaan warsame Cilmi (caarre) Col.cali Baashi maxamad xaaji C.fiqi Col.cabdi wali jaamac warsame Gorod Col.maxama geelle Kaahiye Col.Cumar yare Col.maxamuud kaahiye Barre (luGa god) Mudane xassan Cili Kaarshe Dr. Xaali X.cumar Fiqi Gaashaanle Nuur Qeyd Cismaan cabdi kariim maxamad Col.Maxamad Baaffe Dr. cadicasiis Maxamad x C. Fiqi.
DHAMAAN JAALIYADA MUDULOOD EE GOTHENBERG SWEDEN OO TACSI
TIIRAANYO LEH U DIRAAYO ALLAHA U NAXARIISTEE MACALIN NUUR.
Waxey Tacsi tiraanyo leh u dirayaan Allaha u naxariitee Macallim Nuur Maxamed Siyaad. oo geriyooday Jaaliyada Mudulood waxey dhamaan umadda Somaliyeed iyo eheladii uu ka geriyoday Marxuum Macallim Nuur Maxamed Siyaad.
lWaxaana aay jaaliyadu leeyihiin Allaha inaga samri siiyo MARXUUMKANA waxaan Ilaah ugu baryaynaa Janadii fardo-wso ka war-aabiyo AMIIN AMIIN AMIIN.
Waxaa tacsi diraya: 1)Abdirahman M Nor (Cowsey) 2)Abdulqdir Husen Malim (Abba) 3)Da.ud Mahamed Muuse 4)Abdulahi Fu.aad 5)Yusuf Muuse 6)Ahmed Ismacil 7)Abshir Jurus 8)Cismaan Dhuunte 9)Abdi Mudey Hasan 10)Adan Mahamed (oor) 11)Abdulahi Ali Hilowle 12)Ahmed Toxoow 13)Mahamud Mooge 14)Mahamed Mooge 15)Hasan M Balaak 16)Ibraahim Nur (Qalinle 17)Abdi Hiloowle 18)Hasan Muuse (Qoslaaye) 19)Haaji ciise 20)Jamaal Hasan Ali 21)Hassan Farax 22)Hasan Muse Ali (Qoslaaye) 23)Abuukar Caseyr 24)Abdirahman Muxudiin 25)Abdulahi Gabeyre 26)Abdulahi M Ahmed 27)Muuse Ali Cadoow 28)Ali Macoow 29)Ahmed Warsheekh 30)Yassin Muuse 31)Jamaal Joon
Xafiiska wararka cisaleey ee Muqdisho
|